Faahfaahin: Dabley weerartay xarun ciidanka DF ku leeyihiin degmada Dayniile oo la qabtay

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya weerar xalay saqdii dhexe dabley hubeysan ay ku qaadeen xarun ciidamada dowladu ku leeyihiin degaanka Saqiiro oo ka tirsan degmada Dayniile ee gobolka Banaadir. Ciidamada xarunta ku sugnaa ayaa iska caabiyey dableyda weerarka soo qaaday oo ku hubeysnaa qoryaha darandooriga u dhaca ee loo yaqaano Ak-47, waxaana labada dhinac dhexmaray … Continue reading Faahfaahin: Dabley weerartay xarun ciidanka DF ku leeyihiin degmada Dayniile oo la qabtay